Ku bood tusmada horraanta

Long COVID I Post-COVID oo ku qoran luqado badan

Akhri wax badan oo ku saabsan in aad cabashada qabto muddo dheer ka dib corona. Iyo waxa ay ururada C-support iyo PostCovid NL kuu qaban karaan. Macluumaadka hoose waxaa lagu heli karaa 11 luqadood oo kala duwan.